Qofkii fuliyey qaraxii dhowaan ka dhacay Koonfurta Gaalkacyo oo la aqoonsaday

Wasiirka amniga dowlad goboleedka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa shaaca ka qaaday in la aqoonsaday qofkii fuliyay qarixii ismiidaaminta ahaa ee Gaalkacyo ka dhacay kaasoo lagu laayey saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka iyo dad kale. Hadalkan ayuu wasiir Fiqi ka sheegay dood su’aalo lagu weydiinayay isaga iyo culimada isla markaana ku saabsanayd nabada. Fiqi … Continue reading Qofkii fuliyey qaraxii dhowaan ka dhacay Koonfurta Gaalkacyo oo la aqoonsaday